Walls, M;
Schueller, M;
(2017)
Warbixinta ku saabsan diiwaangelinta codbixiyayaasha ee Somaliland.
Progressio
Preview |
Text
VR_summary_AfSoomaali.pdf - Published Version Download (151kB) | Preview |
Abstract
Ujeeddada hawlgalkani wuxuu ahaa in ay ummada Somaliland iyo hay’adaha caalamiga ahi ogaadaan muhiimadda iyo tayada diiwaangelinta codbixiyayaasha. Doorashada soo foolka leh ee madaxwaynaha sannadka 2017-ka waxa saamayn wayn ku yeelan doonta inay si sharci ah oo xalaal ah u dhacday diiwaangelinta codbixiyuhu. Somaliland waa dalkii ugu horeeyey ee Afrikaan ah ee loo sameeyo diiwaangelinta codbixiyayaasha ee caalamiga ah ee ku salaysan software-ka loo yaqaan Iris-recognition software, habkan waxa la filayaa in uu ka hortago diiwaanglin soo noqnoqta iyo musuqmaasuqa codaynta. Laga soo bilaabo 2008dii ilaa 2010kii in la helo hab lagu diiwaangaliyo cobixiyayaasha Somaliland waxay ahayd geedka go’an lagu hawlanaa hirgalinteeda, muddadii lagu guda jiray hawshan dhaqan galinteeda qabiilooyin kala duwan waxay ku guubaabiyeen xubno ka tirsan reerahooda inay isdiiwaan galiyaan laba ama ka badan si ay saamayn badan ugu yeeshaan siyaasadda dalka. Rajada laga qabo kalsoonida liiska codbixiyayaasha la diiwaangaliyey oo sugani markan waa mid aad u sarraysa, marka la eego khaladaadka caadi ah ee inta badan ula kaca ah ee ka muuqda diiwaangelinta codbixiyayaasha dalalka kale ee Afrikaanka ah, iyo caqabadahii lala kulmay muddadii lagu guda jiray dhaqangalinta diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinkii hore ee Somaliland. Helitaanka diiwaangelin lagu kalsoonaan karo waxay doorashooyinka soo socda u noqon doontaa tallaabo hore loogu qaaday geeddi socodka labaatan jirsaday ee lagu dhisaayay qaran dimuqraaddi ah ee Somaliland, taas oo ka mid ah baadigoobka aqoonsi caalami ah. Codbixiyayaasha aannu waraysannay waxay carrabaabeen isa saamaynta, inay diiwaangelinta codbixiyaashu saldhig u tahay doorasho xalaal ah oo lagu kalsoonaan karo, taasoo lama huraan u ah aqoonsi caalami ah oo Somaliland hesho.
Type: | Report |
---|---|
Title: | Warbixinta ku saabsan diiwaangelinta codbixiyayaasha ee Somaliland |
Open access status: | An open access version is available from UCL Discovery |
Publisher version: | https://www.progressio.org.uk/ |
Additional information: | This version is the version of record. For information on re-use, please refer to the publisher’s terms and conditions. |
Keywords: | Somaliland, Voter registration, Diiwaangelinta codbixiyayaasha |
UCL classification: | UCL UCL > Provost and Vice Provost Offices > UCL BEAMS UCL > Provost and Vice Provost Offices > UCL BEAMS > Faculty of the Built Environment UCL > Provost and Vice Provost Offices > UCL BEAMS > Faculty of the Built Environment > Development Planning Unit |
URI: | https://discovery-pp.ucl.ac.uk/id/eprint/1568027 |
Archive Staff Only
![]() |
View Item |